Dhaawac lama filaan ah oo gaaray Madaxweynaha la doortay ee Maraykanka

Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka, Joe Biden ayaa la sheegay inuu ka murgacday lugta xilli uu la ciyaarayey mid ka mid ah eydiisa. Biden ayaa lagu soo warramayaa inay u baxday lugta oo uu dhulka ku dhacay xilli uu la ciyaarayay eyda uu dhaqdo. Dhaktarkiisa gaark ah Kevin O’Connor, ayaa sheegay in raajo hordhac ah … Continue reading Dhaawac lama filaan ah oo gaaray Madaxweynaha la doortay ee Maraykanka